
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay saraakiishii ka tirsanayd ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed ee shalay lagu laayay Gobolka galgaduud gaar ahaan Deegaan u dhaxeeya Guriceel iyo Balanbale
Wasiirka warfaafinta mamaulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa BBC-da u waramay sida wax u dhaceen iyo cida ka dambeysay Dilka loo gaystay saraakiisha Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed.
Leave a Reply