Daawo:Shiiq Shariif eedeyn kala dul dhacay Dowlada

shariif

Gudoomiyaha golaha Musharaxiinta qaarkood Shariif Shiiq Axmed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoona uu ku dhaliilay in ay  boob doorashada dalka iyo in ay ku fashilan tahay in wax ka qabato xaalada amni ee wadanka uu xilagan marayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.