Daawo:Dawlada Soomaliya oo ka warbisay meesha ay marayso dacwadii kenya ka gudbiyeen

uhuru

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shir-Madaxeedka aan caadiga ahayn ee 38-aad ee Dalalka Urur Goboleedka IGAD.

Madaxwayne farmaajo ayaa dacwad ka gudbiyey faragalinta Kenya ku hayso Soomaaliya iyo Maleeshiyaadka ay ku tobabarto kenya gudaheeda si ay Soomaaliya dhibaato ugu gaystaan.

Madaxwaynayaasha kenya, Jabuuti, Soomaaliya iyo Ra’iisalwasaaraha Itoobiya ayaa kulan gaara yeeshay si loo dhameeyo Qilaafka soo kala dhex galay Soomaaliya iyo Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.