Sawiro:16 Kamida Ciidankii Axmed Madoobe ayaa isu dhiibay ciidanka xooga ee kusugan Baladxaawo

baladxaawo

Ciidaanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa isu Soo dhiibaay 16 kamida Ciidamadii Kenya iyo Axmed madoobe geeyeen Mandera si ay u weeraraan Shacabka Baladxaawo.

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka ee Gobolka Sanka oo waheliyaan saraakiisha kala duwan ee Ciidamada qalabka Sida Booliiska, nabadsugida ayaa dhalinyaradaan la qalday kusoo dhaweeyey Degmada baladxaawo ee Gobolka gedo.

Dhalintaan oo kamid ahayd Ciidan tira yar oo Wasiirkii Amniga juubaland Cabdirishiid Janan ku hayey gudaha Mandera ayaa waxaa ka muuqday daal iyo rafaad badan.

baladxawo
baladxaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.