Akhriso:Warbaahinta malaawi oo qortay Muuse Biixi inuu lacag siiyey wasiir arimaha dibada Maalawi

muusebiixi

19 December ay hayd markii Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uu xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi, Eisenhower Nduwa Mkaka oo safar ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.

Warbaahinta dalka Malaawi ayaa Qortay inuu wasiirka arimaha dibada malaawi Qaatay diyaarad gaara si uu lacag uga soo qaato Maamulka Soomaliland.

Warbaahinta Malaawi qaarkood ayaa sheegay Madaxwaynaha Somaliland Muuse biixi inuu Baxshay 500 oo kun oo ah doolarka maraykan si dalka malaawi ay u aqoonsato Maamulka Soomaliland.

Hoos ka aqriso qoraalkii ay qoreen warbaahinta malaawi qaarkood

EXCLUSIVE: Why Malawi’s Foreign Affairs Minister Mkaka Is Visiting Somaliland – Malawi Voice

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.