Banaanbax ka dhana Ciidamada Axmed madoobe iyo Janan oo ka dhacay Mandera kenya

mandera

Magaalada Mandera ee Dalka Kenya ayaa waxaa Maanta ka dhacay bananbax looga soo horjeedo Maleeshiyaadka axmed Madoobe iyo wasiirka arimaha Gudaha Jubbaland Cabdirishiid Janan ku aruurinaayeen Mandera.

Culimada, Waxgaradka, haweenka Iyo dhalinyarada Mandera ayaa maanta ku bananbaxay xafiiska Gudoomiyaha dhanka amaanka ismaamulka mandera kuwaasi oo diidan kana soo horjeedo in wax amnidaro keenaayo ama dagaal uu kadhaco xuduuda mandera Iyo baladxaawo.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Maamulka iyo Bulshada Mandera County ay ka codsadaan Dowlada Kenya inay ka saarto Ciidamada Axmed Madoobe iyo wasiir janan Magaalada Mandera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.