Musharax Xildhibaan Cali Maxamed ayaa dhiraglin ugu tagay Xulka kubada Galmudug

calimaxamed

Musharax Xildhibaan golaha shacabka DFS Mudane Cali Maxamed  Maxamuud Cali Joqombe ayaa kulan dhiirigalin ah ugu yimid Xulka kubada Cagta Galmudug.

Sidoo kale waxaa kulanka ka Qaybgalay masuuliyiinta wasaaradda iyo guddoonka ururka kubadda cagta Galmudug, Ciyaartoyda Galmudug oo bari leh kulan koodi 2aad ayaa lagula dardaarmay inay muujiyaan dhiiranaan iyo ciyaar wanaag.


Musharax Xilibaan Cali Maxamed Maxamud Cali Joqombe Ayaa Ah Dhiira Galiyaha Dhalanyarada Soomaaliyed.Dhanka Kale  Cali Joqombe Ayaa Ciyaartoyda Guul U Rajeeyay. 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.