
Ciidamadii ka tirsanaa Xoogaa dalka Soomaliyeed ee Diyaaradaha lagu geeyey Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa loo qaybiyey hub iyo Sanaad Milatari.
Ciidamadaan Dowlada soomaliya u qaybisay hubka ayaa dhawaan ku biiraya Ciidamada Xooga dalka ee ku sugan Xuduuda u dhaxaysa baladxaawo iyo Mandera Kenya si ay uga hortagaan Duulaanka ka imaanaya Kenya.



Leave a Reply