10 Qof oo Bananbax ka dhigtay muqdisho iyo barakacayaashii oo Diiday

Bananbax

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta bananbax ka dhigay dad aan ka badnayn 10 Qof kadib markii Bulshada gobolka Banaadir ay diiden inay dhigaan Bananbax lagu dhibaataynayo amnigooda looguna danaynayo Siyaasi dan gaara leh.

Dadka tobanka qof ah ee bananbaxa dhigaayey ayaa ahaa dad lasiiyey lacag sida ay sheegeen qaar kamida, wararka kale ee aan helayno ayaa sheegaya inay Barakacayaashu diideen inay dhigaan bananbax taas oo halis galinaysa Naftooda.

Barakayaasha Muqdisho qaarkood ayaa horay dhibaato uga soo gaaratay kadib markii ay dhigeen bananbax ay lacag ay ku qaateen kaas o qaar kamida dhaawac iyo dhiamasho kasoo gaartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.