Daawo:Maamulka Gedo oo Xoolo nool ku wareejiyey Ciidamada Xooga dalka

macalaimu

Gudoomiyaha gobolka Gedo mudane Cismaan Nuux Xaaji Macalimu, Taliyaha ciidanka gobolka Gen Sanka, taliyaha booliska gobolka col. Biixi, gudoomiyaha degmad Balad xaawo Caroog iyo gudoomiyaha degmada Doolow Cali faarax ayaa maanta ciidanka xooga dalka Soomaliyeed ee ku sugan Degmada Baladxaawo u geeyay Xoolo Nool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.