Maxamed Maxamuud oo ka mid ahaan jiray Qurbajoogta ayaa Dareemay Ciriri iyo Carqalad dhanka suuqgaynta Waxsoosaarka beertiisa ah, Taasoo ka dhalatay Takoor Iyo Suuq ku eri ay kusameeyeen Beeralayda iyo ganacsatada Khayraadkooda u Suuq keena casimada Degaanka Spoomaalida ee Jigjiga.
Beeralayda Jigjiga Qudaarta keenta oo ah Amxaaro iyo Oromo iyagoo kaa shanayo dumarka Soomaalida ee ay usoo diraan yaanyanada iyo Basasha ayaa waxay ku tahsteen inaan Beerta Maxamed Maxamuud waxba laga soo qaadan si dalagiisa u qasaaro, Maxamed ma haysan Gaari beertiisa kasoo qaado quudarta oo magaalada Jigajiga Keena.
Shacab waynaha Soomaaliyeed ee kusuga Jigjiga ayaa maqlay sida loola dhaqmay Maxamed waxayna u direen gaadiid soo qaada Dalagiisa.
Leave a Reply