Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhacay Bananbax looga soo horjeedo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, Waxaana la burburiyey Masawiradii iyo Boorarkii Deni.
Dadkaan Bananbaxa dhigaayey ayaa ka caraysaa sicir bararka baahsan ee kajira deegaanka puntland kaas oo adkeeyey nolosha bulshada kunool Puntland.t
Leave a Reply