Daawo:Deni oo Qaswadayaal ku tilmaamay dadkii ka cabanayey Sicirbararka

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin Cabashada dadweynaha ee sarifka lacagaha, Khidmadaha la qaadayo, Shirka ka qabsoomaya Garoowe iyo arimo badan oo kale.

Deni ayaa sheegay mar uu ka jawaabaayey dalabka dadwaynaha ee la xariira sicir bararka Puntland curyaanshay ayuu sheegay canshuurta dekada 10% in lagu qaado shiling Soomaali, 10 doolar wax kayarna inaan lagu diri karin mobilada lacagta lagu xawilo.

Dhanka kale Madaxweyne Deni ayaa sheegay “Dad dano gaar ah leh ayaa ka faa’iidaystay dhibaatada ka dhalatay qiimodhaca shilinka Soomaaliya.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.