Ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellada Dhexe ee Misja ayaa Ka Hadlay Xariga Wariye Mahad Ahmed Calasoow kaas oo Ku Xiran Saldhiga Boliiska Magaalada Jowhar, Ururka Ayaa Madaxda hirshabelle Ka Dalbaday In Wariyaha Xuriyadiisa dib loogu Soo Celiyo.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply