Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax xoogan oo ay dhigeen qaybaha kala duwan ee Buslahada koonfurgalbeed.
Qaar kamid ah banaanbaxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay inay aad uga xun yihiin weerarkii lagu dhaawacay Ciyaatooydii Koonfur Galbeed uga qeyb gashay tartanka maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Leave a Reply