Daawo:Odayaasha Habargidir oo Baaq udiray Qoorqoor iyo Ugaas Beesha cayr
Odayaasha Dhaqanka Mid ka Mid ah Beelaha Dega Galmudug gaar ahaan beesha habargidir oo shir ku qabatay Magaalada Muqdishu ayaa Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu dilay […]
Odayaasha Dhaqanka Mid ka Mid ah Beelaha Dega Galmudug gaar ahaan beesha habargidir oo shir ku qabatay Magaalada Muqdishu ayaa Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu dilay […]
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey guddiga maamulka hay’adaha Saadaasha Hawada Soomaaliya, Hindise […]
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan , Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil.Cabdifataax Qaasim, Taliyaha Xoogga Jeneraal Odawaa Yusuuf Raage […]
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay saraakiishii ka tirsanayd ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed ee shalay lagu laayay Gobolka galgaduud gaar ahaan Deegaan u dhaxeeya Guriceel iyo […]
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa Dil loo gaystay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga dalka soomaliyeed oo tiradooda tahay 8 Sarkaal kuwaas oo Tababar kusoo […]
Wararka ka Imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya 5 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xooga dalka soomaliyeed gaar ahaan qaybta 21aad in lagu dilay Deegaan u […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goob-joog u ahaa munaasabad lagu soo bandhigayay naqshadda cusub ee Jaamacadda Ummadda faraceeda Gahayr, isla […]
Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee xukumadda Hirshabeelle. Madaxweenaha ayaa warbixino ka dhageestay wasiirada sii […]
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa booqasho labo maalmood ku yimid dalka Kenya, isagoo soo gaaray magaalada Moyale ee ku taala xuduuda waqooyi bari Kenya. […]
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegay agab kala duwan. Guddoomiyaha ayaa saraakiisha sar […]
Waa hubaal in dal kasta marka uu doorasho galaayo uu dhex maquurto mawjado siyaasadeed oo lagu hardamaayo ciddii hoggaanka dalka u qaban lahayd, laakiin teena […]
Madaxwaynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni aya kula hadlay guriga gobalka, waxgaradka qaybihiisa ,ganacsato ,madaxda shirkasaha isgaarsiinta iyo guddiyada ganacsatada yar ee suuqlayda ah kuwaasi […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge ayaa la wadaagay […]
Allaha u naxariistee, Xasan Aadan Cabdulle ( Xasan Yare ) oo ka tirsanaa hoboladda qaranka Horseed ayaa magaalada Muqdisho ugu geeriyooday xanuun dhanka wadnaha ah, […]
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga dhexe ee Maamulka Puntland. Madaxweynuhu waxa uu kormeeray qeybaha […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes