Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

tayo

Daawo:Warbixin ku saabsan Iskuulka Tayo ee Magaalada Kismaayo

29th December 2020 admin 0

Dugsiga Hoose dhex iyo Sare ee Tayo oo la aas aasay 16/01/2016 waxuuna ku yaalaa Xaafada Farjano ee Marino ee Magaalada Kismaayo waana iskuul ay […]

qoorqoor

Codsi ka Yimid Qoorqoor oo markale doorashadii Soomaaliya dib ugu Dhacaday

29th December 2020 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey loo […]

Doorasho

Sawiro:Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo kormeeray xarunta doorashada ka dhacayso 

29th December 2020 admin 0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo xubno ka tirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Gaadiidka Booliiska, halkaas oo loo asteeyay in […]

deni

Akhriso:GIF oo Deni ugu Baaqday inuu wax ka qabto dhibka baahsan ee kajira Puntland

28th December 2020 admin 0

Shacabka reer Jubbaland waxay wax badan la wadaagaan Shacabka Putland, waxayna lex-jeclo wayn u qabaan in Dowladda Putland ay soo ceshato Maqaamkii ay ku lahayd […]

Bayle

Sawiro:Wasiirka Bayle oo Qaramada Midoobay kala hadlay qarashaadka ku baxaya doorashooyinka

28th December 2020 admin 0

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaca ka qaaday in aaladda fogaan aragga ay shir kuwada qaateen mas’uuliyiin ka tirsan […]

cwboliis

Daawo:Booliska Caabudwaaq oo gacan kusoo dhigay nin dil iyo kufsi gaystay

28th December 2020 admin 0

Taliska Booliska Caabudwaaq ayaa ka warbixiyay ruux ay sheegeen in lagu tuhunsan yahay dilka hooyo maydkeeda laga helay duleedka magaalada Caabudwaaq. Taliyaha saldhigga Booliiska Caabudwaaq […]

puntland

Deni oo Xaraashtay Garoonkii Diyaaradaha Boosaaso

28th December 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilyas Cusmaan Lugatoor iyo Madax ka socotay Shirkadda TISL ayaa ku kula saxiixday magaalada Dubai ee Dalka […]

wasaradaganacsiga

Daawo:Wasaaradda Ganacsiga oo kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

28th December 2020 admin 0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kala diray rugta ganacsiga iyo Warshaha, kaddib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. […]

mahdi

Sawiro:Wafti uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Garoowe

28th December 2020 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka PuntlandMadaxweynaha dowlad goboleedka […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

28th December 2020 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo goordhaw gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni […]

Herotage

Kulan looga hadlaayo sidii Soomaliya ku meel gaar loogu celin lahaa oo Garoowe ka furmaya

28th December 2020 admin 0

Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland ayaa waxaa ka Furmaya Kulan looga doodayo Sidii Soomaali ku meel gaar loogu celin lahaa. Shitkaan oo dhaqaalo ku […]

dhoore

Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Caabudwaaq

27th December 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka soomaaliyeed Jeneraal Maxamed tahaliil biixi iyo saraakiil uu hogaaminaayey oo kormeer ku maraayey degaanda Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada […]

masjid

Fadlan ka qayb qaata Dhismaha masjidka al-Ikhlaas ee Ceelasha Biyaha

27th December 2020 admin 0

Sh.Abuukar Xasan Maalin Ayaa Ugu Baaqey bulshada Soomaaliyed In Ay Ka Qeyb qaataan Dhismaha Masjidka Al Ikhlaas oo Ku Yaala Ceelasha Biyaha oo Meel Gabagaba […]

deni

Qoorqoor oo Garoowe uga qayb galaya Doodwadaag Deni soo qaban qaabiyey

27th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor […]

Janaan

Maleeshiyaadkii Wasiir Janan oo baneeyey xeradii ay ka daganaayeen Mandera

27th December 2020 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Mandera ee dalka Kenya sheegaya maleeshiyaadkii wasiirka Amniga Jubbaland inay ka guureen xeradii ay ku haysan dowlada Kenya ee magaalada […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes