
Ciidama xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen ayaa gacanta ku dhigey Koox rag ah oo lala xiriiriyay in ay lug ku lahaayeen fal Argagaxiso oo 26-maalmood kohor lagu dilay Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka oo ku safrayay wadada isku xirtay Guriceel iyo Balambale.
Leave a Reply