Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayay madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye QooorQoor isagoo kasoo duulay Magaalada Garoowe halkaas oo uga qayb galay kulankii Heritage.
Madaxwayne Qoorqoor ayaa magaalada muqdisho u yimid Sidii uu sii wadi lahaa kulamada l;agu xalinayo Qilaafka ka Jira arimaha Doorashada waxuuna kulan la qaadan doonaa Madaxda Dowlada iyo qaybaha Bulshada ee ku sugan Muqdisho.
Leave a Reply