Daawo:Wasiirka amniga ayaa kulan la qaatay guddiga arrimaha gudaha iyo amniga

wasiir

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa waxay kula kulmeen Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale.

Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo wasiirka amniga ayaa waxay ka wada hadleen xaalada amni ee dalka, u diyaar garowga sugidda amniga doorashooyinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.