
Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa qado ugu sameeyey Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland qaar ka mida isimada iyo wax-garadka Puntland .
Boqor Burhaan ayaa waxgaradka iyo Isimada Puntland kala hadlay Safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa iyo xaalada dalka marayo gaar ahaan Puntland.
Leave a Reply