Daawo:Wasiir qabtay Shir Dag daga kadib markuu ogaaday inuu yahay kusimaha Qoorqoor

qoorqoor

Waxaa Galmudug ka maqan in kabadan 100 Masuul oo ka tirsan maamulka Galmudug kuwaas oo u shaqo tagay Magaalada Muqdisho waxaana Masuuliyiintaan ka mida Madaxwaynaha, Madaxwayne kuxigeen, Gudoomiyihii Barlaamnka iyo kuxigeenadiisii wasiiradii Galmudug dhamaantoon sida Amniga, arimaha Gudaha iyo Xildhibaanada Galmudug intoodii badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.