Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen “Guudlaawe” ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweyntiisa ka qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha gobolka Banaadir, Ra’iisalwasaarihii hore Cali geedi, Wasiiro ka tirsan dowlada, Xildhibaano iyo Madaxwaynihii hore Hirshabeele Cali Cabdulaahi Cosoble.
Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa Muqdisho u yimid ka qaybgalka kulan looga hadlayo arimaha Doorashada iyo xalinta Beelo wali Cabasho ka muujinaya doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar.
Leave a Reply