Waxaa maanta lagu wadaa in wafdi ka socda dowladda Kenya uu soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, si looga wadahadlo khilaafka labada dal.
Shaalay Bay ahayd markii Wafti ka sicda IGAD yimid Magaalada Muqdisho kaas oo waday dadaallo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo ku aadan sidii meesha looga saari lahaa khilaafka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya oo ah laba dal oo ururka ka wada tirsan.
Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay Muqdisho ka bilaawdaan wadahadallo ay garwadeen ka tahay IGAD oo lagu dhameynayo xiisadda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.
Leave a Reply