Waxaa dib ugu soo laabtay Dhalinyaro Shan ah oo ka safray Magaalada Guriceel oo shan bari kahor afduub loogu gaystay Deegaan hoostaga Maxaas oo ka tirsan gobolka hiiraan.
Dhalinayaradaan ayaa waxaa sheegeen markii la afduubay in loo sheegay in loo haysto nin hada kahor lagu dilay Matabaan waxaana lagu soo daayey lacag dhan 40,000 Doolar siday sheegeen.
Leave a Reply