Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray maamul goboleedka Jubaland, afhayeenka aqalka sare iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ee ahaa in dhexdhexaadintii uu ka dhex waday aanay wali wax jawaab ah ka helin, ayna ka warheleen oo keliya hirgelinta doorashada.
Leave a Reply