
Dad shacaba oo tiradooda lagu sheegay shan Qof ayaa dil loogu gaystay deegaanka Xersi Lugeey oo 7 kilo meter u jira magaalada Balanbal ee gobolka Galgudud.
Wasiirka warfaafinta Maamul goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa idaacada VOA uga warbixiyey sida wax u dhaceen.
Leave a Reply