
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa Wasiir u xil-saaray inuu dardar-geliyo howlaha doorashooyinka dalka Soomaaliya ka dhacaya dhawaan.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Cabdixakiin Xasan Ashkir oo ah wasiir dowlaha xafiiska Ra’iisalwasaare Rooble loo xil saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka dalka xili uu weli muran xoogan uu ka taagan yahay.

Leave a Reply