Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah, Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka iyo Xeerka Horumarinta Sanduuqa Dhallinyarada.
Leave a Reply