
Xalay magaalada Baydhabo, waxaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay ee u dhexeeya ciyaartoyda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Koofur Galbeed, C/casiis Lafgareen, ayaa ka qeybgalay cashada lagu maamusay xulka kubadda cagta.Cashada sido kale, Waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha barlamaanka ku Xigeenadiisa Wasiiro Xildhibaano Agaasimiyaal iyo marti sharaf lagu casuumay Xafladda.









Leave a Reply