
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maalmahaan dambe Muqdisho ku sugnaa.
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay ka wada hadleen dardargalinta hannaanka doorashooyinka,sugidda amniga & horumarinta deegaannada Hirshabeelle.
Leave a Reply