Wasiirka cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hooyo Luul Cusmaan ku wareejiyay wiilkeeda oo muddo ku xernaa xabsiga dhaxe ee Xamar kadib markii lagu xukumay kiis la xiriira xatooyo hanti Qaranku leeyahay.
Hooyadan ayaa dhawaan baraha Bulshada lagu baahiyay iyadoo ay isugu darsameen baahiyo nololeed iyo weliba werwerka ay ka qabto Wiilkeeda oo muddo dheer ka xirnaa
Leave a Reply