Waxaa maalintii kowaad Dhuusamareeb ku xiran laba wariye oo kala ah Cabdullaahi Warsame Rooble iyo Maxamed Cabdiwali Tooxow kuwaas oo ka hawl gala Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Maamulka Galmudug.
Xariga wariyaashaan ayaa yimid kadib markii ay faafiyeen warar ay ku sheegeen laamaha amniga Galmudug Been abuur iyo Kicin Bulsho.
Leave a Reply