
Wasiir ku xigeenka howlaha guud ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdinaasir Xuseen Geedi ayaa ka tacsiyadeeyey nabadoono maanta lagu dilay goobtoodii ganacsiga ee Magaalada Muqdisho .
Odayaashaan ayaa dilkooda la xariirinayaa inay ka dambeeyeen kooxda Argagixisada shabaab kadib markii ay odayaashaan ay ugu baaqeen bulshada bacadwayne in layska dhasho kooxda Alshabaab.
Leave a Reply