Allaha Unaxariistee Waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Jubbaland lagu dilay Cawil Cali Barre oo kamid ahaa maamulka Dekada Kismaayo iyo haldoorka Jubbaland.
Marxuum Cawil Cali Barre ayaa lagu dilay gurigiisa hortiisa waxaa dilka Fuliyey qaar kamida Askar Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Mudooyinkii dambe Amniga Magaalada Kismaayo ayaa sii Xumaanayey waxaan ka dhacay dilal loo gaystay Masuuliyiin Sar sare oo ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Ganacstada magaalada Kismaayo.
Leave a Reply