
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo waheliyaan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS Cabduqaadir Nuur Maxamed Jaamac , wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cismaan Dubbe iyo Wasiiru-dowlaha wasaaradda arimaha Dibadda XFS Maxamed Cismaan , sidoo kale kormeerkan waxaa qeyb ka ahaa Saraakiil ka Tirsan taliska Ciidanka XDS ayaa maanta Booqday Degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow.
Wasiirka Gaashaan Dhiga ayaa marka hore waxuu u mahadceliyey qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xooga soomliyeed sida wanaagsan ee ay cadowga kusoo duulay ay uga difaaceen, waxaa kaloo wasiirka gaashaandhiga soomaliya daryeel u balan qaaday Dhalinyaradii ay uu soo qalday Axmed madoobe.
Leave a Reply