Taliyaha Qaybta 43-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka hawlgasha Jubbooyinka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow oo kamid ahaa Waftigii wasiirada ahaa ee tagay Magaalada Baladxaawo ayaa ka war bixiyey sidii loo Jabiyey cadowgii kusoo duulay Degmada Baladxaawo iyo halka la geeyey dhaawacoodii.
Leave a Reply