Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo kamid ahaa wafti wasiiro iyo taliyaal ciidan oo gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay dhibkii ay Maleeshiyaadkii kenya soo abaabushay u gaysteen shacabka Soomaaliya ee ku nool degmada Baladxaawo.
Leave a Reply