Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshsbeele waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay 13-ka ee Gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare.
Dadweyne badan oo isugu jira shacab iyo Mas’uuliyiin ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada Jowhar, iyagoona ahaa kuwa aad u taageerayay Go’aanka lagu saxiixay 13-ka kursi ee Gobolka Banaadir.
Leave a Reply