
Jeneraal Maxamed Nuur Galaal ayaa meydkiisa laga helay Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ka dib markii galabta ay weerar ku bilaawday Qarax ay ku qaadeen Alshabaab.
Allaha u naxariistee Jeneraal Galaal ayaa ka mid ahaa dadkii galabta ku jiray Hotelka markii ay gudaha u galeen koox aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ciidamada Dowlada soo afjareen weeararkoodii.
General Galaal Alle ha u naxariisto, Balse taarikh xun ayuu ka tegey, horaa loo yiri waari mayside war ha kaa haro.