
Daawo:Beesha Sacad oo Digniin u dirtay Mucaaradka dowlada iyo Odayaasha xasan xaad horboodayo
Golaha dhaqanka Beesha Sacad ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan arimaha Doorashooyinka dalka,waxaa ayna taageero u muujiyeen Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. Beesha Sacad oo shir ku […]