
Deni oo daah furay olalaha Qof iyo foosto ee Ceeldaahir iyo Ceerigaabo
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Ololaha Qof iyo Foosto oo daamur loogu ururinayo dhameystirka Waddada Ceeldaahir-Ceergaabo. […]