
Ra’iisalwasaare Rooble iyo Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa kawada hadlay arimaha Doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maalmahaan dambe Muqdisho ku sugnaa. Ra’iisul […]