Baarlamaanka Puntland ayaa maanta Dhaariyey xubnihii lagu badalay Sideedii xildhibaan ee xasaanada laga qaaday bishii 12aad ee sanadkii hore kadib markii ay dhaliileen Siyaasada Madaxwaynaha Puntland iyo dhibka ay Imaaradka ku hayàan Dakada Boosaaso.
Xubnaha maanta baarlamaanku ay dhaarinayaa ayaa kala ah;
1. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Yuusuf ( Afgaduud)
2. Xildhibaan Maxamed Cabdi Faarax
3. Xildhibaanad Maryan Cismaan Axmed Fangase
4. Xildhibaan Faarax Sulub Jaamac
5. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Saalax ( Abuu baraa)6.
Xildhibaan Cabdicasiis Xuseen Maxamuud ( Garagoos)
7. Xildhibaan Cabdiqani Nuur Faarax Muuse
8. Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Gurey MiroodDhinaca kale,
Leave a Reply