Shirka Madaxda Dowlada Federaalka ah ee soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyada ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, Ajandaha Caawa looga wada hadlay ayaa waxaa kamid ah Arinta Gedo Sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Jubbaland ENG Cabdi Xussen Sheikh Mohamed.
Leave a Reply