Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Abwaan iyo ilaaladiidiisa ayaa Maanta xabado ku riday Wariye Duubaayey Soo dhaweyntii Magaalada boosaaso loogu sameeyey Sheekh Mustafe Xaaji.
Yusuf Maxamuud Yusuf oo ka tirsan laanta Afsoomaaliga ee VOA iyo warbaahinta SBC ayaa Maanta xarig iyo xabado isugu dareen Gudoomiyaha Gobolka bari iyo ilaaladiisa.
Leave a Reply