
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howgal qorsheysan oo ay Xalay fuliyeen waxa ay nolosha kusoo qabteen Maleyshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo qorsheynayay in ay Hoobiyaal ku weeraraan magaalada Samareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.
Taliyaha Ciidamada Gor Gor ee Guutada 15aad Maxamed Dhagawayne ayaa soo Bandhigay Meydadka Rag katirsan Alshabaab oo Xalay Weerar Madaafiic ah kusoo qaaday Magaalada Dhuusamareeb.
Leave a Reply