Midowga Musharaxiinta Madaxwaynaha Qaarkood ayaa shir maanta uga Furmay Magaalada muqdisho kadib markii Fashil ku yimid shirkii dhuusamareeb uga Furmay Madaxda Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada.
Midowga Musharaxiinta qaarkood ayaa shirkooda Muqdisho uga furmay waxay kula kulmeen Culumada Muqdisho qaarkood iyagoo kala hadlay walwalka ay ka qabaan in doorashada Dalka dib ugu dhacdo mudo lamida Tii Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya.
Leave a Reply