Maamulka gobolka Banaadir oo la wareegay maamulidda adeegyada Caafimaad gobolka Banaadir

cumarfilish

Munaasabad uu Maamulka Gobolka Banaadir kula wareegey Adeegyada Caafimaadka ee ay Gobolka Banaadir ka bixiso Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magalaada Muqdihso.

Munaasabadda oo aad loo soo Agaasimey waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) Wasiirka Caafimaadka XFS Dr. Fowzia Abiikar Nuur iyo Madax ka socota Dowladda Dhexe iyo Gobolka Banaadir oo uu ku jiro Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mdane Cali Cabdi Wardheere (Cali-Yare).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.