Khadiijo Diiriye oo sheegtay Sharcigii 2016 Xasan Shiiq ku joogay bay Farmaajo iyo Mursal ku joogayaan

khadiijo

Wasiirka Gargaarka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Xildhibaanad ka tirsan Golaha shacabka ayaa Maanta ka sheegtay Xarunta barlamaanka Soomaliya Madaxwayne farmaajo iyo gudoomiye Mursal inay ku joogayaan Sharcigii Xasan Shiiq 2016 ku joogay mudo lixbilood oo dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.